Davidson Co. residents affected by the Dec. 2021 tornadoes

Talk to a representative from Disaster Recovery Connection to connect with resources that may be available to help you recover.

Jawaabta Musiibadayada

Masiibooyinkan Degmada Davidson waxay ku jiraan heerar kala duwan oo soo kabasho wakhti dheer ah. Jawaab kastaa waxay leedahay koox u gaar ah oo ka soo kabashada muddada-dheer oo ay sameeyeen xubno kala duwan oo ka tirsan Nashville VOAD iyo hay'adaha la-hawlgalayaasha ah oo u qalabaysan inay ku hagaan badbaadayaasha inay dib ugu noqdaan musiibada ka hor.